Categiries
ux design
Himilo codign waxaa kabaran kartaa UX design oo ah qaabeyta iyo naqshadeyta websiteyada ama wixii graphic ku saabsan sida logo, banner iwm.
Programming
Madasha himilo coding waxay kuu heysaa koor sooyin kale duwan oo programming ah sida javascript, python iyo kuwo kale.
webdesign
hadaf keenu waa inaa soo sarnaa arday dhisi kara website dhameytiran ayagoo isticmaaalay teknolojiyada ugu dambeysay.
Waa maxay waxa ardayga looga baahan yahay?
Ardayga waxaa looga baahan yahay inuu is diiwaan galiyo, computer, internet xaraawe macquul ah iyo inoo lasocon karo casharada. waxaan kuu sahli doonaa inaa qaab sahlan kubarato programinka iyo teknolojiyada casriga.
Waa imisa madooyinka?
Waxaa kuu heynaa maadooyin kala duwan oo programin iyo kuwo kale. Mar walbo laso emailkaada ama sitekeena si aad ula socoto maadyinka cusub ee aan soo galino webka.
Intee kala xiriiraa macalinka?
Waxaa jiro qaabab badan oo aad ula xiriiri kartid macalinka. cashar wala hoostiisa waxaa kuyaal form aad macalinka su’aalo ku waydiin kartid. sidoo kale waxaa su’aalaha kusoo gudbin kartaa barteena baraha bulshada sida facebook, x iwm. waxaa kaloo noo soo diri kartaa email.
Intee kala soo dagaa koosooyinka?
casharada koorsada waxaa kala soo dagi kartaa barteena githubka ama boga koorsada aad markaas ku xirantahay.
Waa imisa koor sooyinka?
Himilo coding waxaa ka heli kartaa koor sooyin badan oo bilaash ah iyo kuso qiima macquul ah. Hadaf keenu waa inaa idin soo gudbino waxbarasho tayo leh oo qiimo jaban ama bilaash ah.